Abdisalan Brown1

Abdisalan Brown1 halkan aan kawada Socon reer somaliland

08/23/2025

Aqoon la,aan waa iftiin la,aan
Wax baro lagu karo .....
Share and like 👍 👌

08/22/2025

Television 📺 al jazera oo si caadi ah somalia uga dhex hadashay ila daawo muuqalka
Share and like 👍 👌

08/22/2025

Siyaasada geeska Africa iyo xalada
Muuqalakn daawo
Share and like 👍

08/22/2025

Mr saliid saytuun oo caadi ii soo ataagay

08/22/2025

Xog ka soo korodhay xuduudka somaliland iyo djabuuti
share muqalka iyo like 👍

hadii aad calafdoon Tahay fadlan Ku soo biir page ka &guru xalaala si aad u heshid dookhaga
03/05/2022

hadii aad calafdoon Tahay
fadlan Ku soo biir page ka
&guru xalaala
si aad u heshid dookhaga

WAXAN AHAY CALAF DOON..Magacaygu waxa weeyi sacad cali Mohamed waxan ku nool yahay wadanka somaliland da,daydu waxa weey...
02/15/2022

WAXAN AHAY CALAF DOON..

Magacaygu waxa weeyi sacad cali Mohamed waxan ku nool yahay wadanka somaliland da,daydu waxa weeyi 30 sano jir wax xanuuna ma qabo waa ilaahay mahadii

Waxan ahay wiil aan wax guura soo marin balse hadda ayaan raba inaan guur xalala galo waxana la soo xidhiidhay pagekan umada soomaaliyed isku xidha waliba si anshax leh

Gabadha aan rabo inaan nolosha la wadaago wax kaliya waa inay da,deedu u dhaxayso 20 ilaa 28 sano jir oo caafimad qabta inta haddan ka helo waa la xidhiidhi kara

Labada qof waxa ugu muhiimsan waa is fahanka waxana rajaynaya inaanu si fahano gabadha

Waxana diyaar u ahay inaan galo guur Waafaqsan Shareecada Islaamka.
Fariin noogu reeb qaybta message ka

WAXAN AHAY CALAF DOON....Magacaygu waxa weeyi muna ibraahim aadanwaxan ku nool yahay soomaliland gaar ahaan hargeisa.  d...
09/26/2021

WAXAN AHAY CALAF DOON....

Magacaygu waxa weeyi muna ibraahim aadan
waxan ku nool yahay soomaliland gaar ahaan hargeisa.
da,daydu waxa weeyi 20 sano jir
wax xanuuna ma qabo waa ilaahay mahadii
Guur h**e na ma Soo guursan



Wiilka aan rabo waa inuu ahaada wiil akhlaaq iyo diin leh oo daacada intaa haddan ka helo waa la xidhiidhi karaa.

Labada qof waxa ugu muhiimsan waa is fahanka waxana rajaynaya inaanu si fahano wiilka

Waxana diyaar u ahay inaan galo guur Waafaqsan Shareecada Islaamka
fariintada halkan noogu reeb
Qaybta message ka

WAXAN AHAY CALAF DOON....Magacaygu waxa weeyi asma Cali aadanwaxan ku nool yahay soomaliya gaar ahaan muqdisho. da,daydu...
03/09/2021

WAXAN AHAY CALAF DOON....

Magacaygu waxa weeyi asma Cali aadan
waxan ku nool yahay soomaliya gaar ahaan muqdisho.
da,daydu waxa weeyi 20 sano jir
wax xanuuna ma qabo waa ilaahay mahadii
Guur h**e na ma Soo guursan



Wiilka aan rabo waa inuu ahaada wiil akhlaaq iyo diin leh oo daacada intaa haddan ka helo waa la xidhiidhi karaa.

Labada qof waxa ugu muhiimsan waa is fahanka waxana rajaynaya inaanu si fahano wiilka

Waxana diyaar u ahay inaan galo guur Waafaqsan Shareecada Islaamka
fariintada halkan noogu reeb
Qaybta message ka

WAXAN AHAY CALAF DOON....Magacaygu waxa weeyi asma Cali aadanwaxan ku nool yahay wadanka Germany Ka  da,daydu waxa weeyi...
03/08/2021

WAXAN AHAY CALAF DOON....

Magacaygu waxa weeyi asma Cali aadan
waxan ku nool yahay wadanka Germany Ka da,daydu waxa weeyi 22 sano jir wax xanuuna ma qabo waa ilaahay mahadii
Guur h**e na ma Soo guursan



Wiilka aan rabo waa inuu ahaada wiil akhlaaq iyo diin leh oo daacada intaa haddan ka helo waa la xidhiidhi karaa.

Labada qof waxa ugu muhiimsan waa is fahanka waxana rajaynaya inaanu si fahano wiilka

Waxana diyaar u ahay inaan galo guur Waafaqsan Shareecada Islaamka
fariintada halkan noogu reeb
Qaybta message ka

WAXAN AHAY CALAF DOON..Magacaygu waxa weeyi ibraahim Cali yuusuf waxan ku nool yahay wadanka France da,daydu waxa weeyi ...
03/07/2021

WAXAN AHAY CALAF DOON..

Magacaygu waxa weeyi ibraahim Cali yuusuf waxan ku nool yahay wadanka France da,daydu waxa weeyi 35 sano jir wax xanuuna ma qabo waa ilaahay mahadii

Waxan ahay wiil aan wax guura soo marin balse hadda ayaan raba inaan guur xalala galo waxana la soo xidhiidhay pagekan umada soomaaliyed isku xidha waliba si anshax leh

Gabadha aan rabo inaan nolosha la wadaago wax kaliya waa inay da,deedu u dhaxayso 20 ilaa 28 sano jir oo caafimad qabta inta haddan ka helo waa la xidhiidhi kara

Labada qof waxa ugu muhiimsan waa is fahanka waxana rajaynaya inaanu si fahano gabadha

Waxana diyaar u ahay inaan galo guur Waafaqsan Shareecada Islaamka.
Fariin noogu reeb qaybta message ka

02/25/2021

Jumce Mubarak

Address

Washington D.C., DC
20004

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdisalan Brown1 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram