DrBashir Abdullahi Hussein

DrBashir Abdullahi Hussein Consultant Obstetrics & Gynecology
Gynac Endo. Surgeon, Infertility Specialist

14/09/2025
29/08/2025

Aabo marwalbo waan kugarab tagan nahay 🙏🙏
Waana kugu dayana marwalbo
Mahadsanid Aabo, Prof.Dr.Abdullahi Hussein

26/08/2025

Waxaan ku faraxsanahay Dr Xabeeb oo maanta nagu soobooqday Isbitaalka ABUBASHIR HOSPITAL , waa Inoo Farxad in aan kugu soo dhawayno, isbitaalka markale , waqti walbo waxaan diyaar u nahay in aan kugu adeegno si hufan, sida aad adigaba Ugu adeegto bulshada u baahan garab istaaga, ee xaladaha dhimirka qabo .

Mahadsanid In badan dhiiri gelintaada 🙏🙏

ABUBASHIR HOSPITAL

25/08/2025

Masha Allh , runtii Waan bogaadinaya agaasime Dr Adow hosha culus aad ka heyso NHPC .
Runtii waa tilaabo fiican waan rabnaa in lakala saara cilmiga dadka u saaxibka ah iyo hoolaha loorogay ganacsiga ee laga dhigay caafimaadka bashaal in laysla xisaabtamo oo aan helno meel lagu kala baxa .

Waan garab taganahay NHPC , mihnadlayasha cafimaadka qaranka waana u hogaansamayna sharuucda qaranka ,

ABUBASHIR HOSPITAL

21/08/2025

Waa ilmaha oo ku abuurma meel kabaxsan halkii logu talagalay , sidan waxuu ku samaysmay tuboyinka .
Wxauu sababikaraa xalad qatar ah oo bukaanka u dhimankaro dhiigbax caloosha kushubma , alxd emergancy ugu sameenay qaliin nuuca castriga ee camirada lagu qalo iyada oo aan caloosha kaurin

🌸 Awareness Saves Lives 🌸

Yesterday at Abu Bashir Hospital, we managed a life-threatening emergency case of ectopic pregnancy through laparoscopic surgery.

👉 An ectopic pregnancy occurs when the pregnancy grows outside the uterus, most commonly in the fallopian tube.
👉 It is a dangerous condition that can cause severe internal bleeding and even maternal death if not detected early.
👉 Early diagnosis and emergency surgical intervention are the keys to saving lives.

💠 Thanks to Allah, the surgery was successful, and the patient is safe.
💠 Laparoscopy offers women faster recovery, less pain, and better outcomes compared to open surgery.

🔔 My message to all women:
• Do not ignore abdominal pain or irregular bleeding in early pregnancy.
• Seek medical attention immediately.
• Regular antenatal checkups can prevent serious complications.

At Abu Bashir Hospital, we are committed to providing safe, modern, andABUBASHIR HOSPITALological and fertility care for our community.

🙏 May Allah continue to protect all mothers.

👨‍⚕️ Dr. Bashir
Gyne Endoscopic Surgeon & Fertility Specialist
ABUBASHIR HOSPITAL – Somaliaa

21/08/2025

Luqada Waan fahmaya balse kuma hadli karo sidaas Darteed dhaqatiirta qaarkood wey kuhadlayan iyaga noo gudbiyo.

, bukankan aad ayay Ugu dhibaneed Buradan balse maanta wey faraxsantahay. Ilaahow inta xanuunsan caafi yaarab 🤲🤲.

ABUBASHIR HOSPITAL
Mogadishu- Suuqbacad

19/08/2025

ABUBASHIR HOSPITAL
Somalia -mogadishu

1) Kala xariir Telka isbitaalka : 0615296650
Q2) WhatsApp call booking: +252615916506

Lakulan Dhaqtarka adigo Soo boqanaya Isbitaalka Ama balan qabso hadii Aad kamaqantahay Muqdisho Si Aad u hesho lakulan fogaan arag ah:
1) balan dalka adigoo gurigaaga jogo (local consultation )
2) balan dibada adigo dalka kamaqn (International consultation )

Fadlan nagala soo xariir telka kor ku qoran si aan kuu cawino .Qeebta soo dhaweenta lakulanka fogaan araga:- Dr Bashir Abdullahi Hussein Abdi Consultant Obstetrics & Gynecology Gynac Endo. Surgeon, Infertility Specialist (ART) Treatment (IUI, IVF, ICSI)
Plz share&

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DrBashir Abdullahi Hussein posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram