Badbaadi Naf

Badbaadi Naf Ciidii hal naf badbaadisa waxay ka dhigantahay in ay dadkoo dhan badbaadisay ama noolaysay oo u garg

Xaalada degdeg ah oo u baahan dhiig.Waxa si naxariis leh loogu baahan yahay dhiiga noociisu yahay O- waxa u baahan bukaa...
20/11/2025

Xaalada degdeg ah oo u baahan dhiig.

Waxa si naxariis leh loogu baahan yahay dhiiga noociisu yahay O- waxa u baahan bukaan xaalad dhiig yaraan ah u jiifa Cusbitaalka Guud ee Hargeisa. Fadlan badbaadinaf oo ku deeq dhiig.

Kala xidhiidh tel: 0634041862

Degdeg ayaa loogu bahan yahay dhiiga.

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiig.Waxa si naxariis leh loogu baahan yahay 3 dhiig bixiye oo dhiig ugu Deeqa bukaan xaal...
18/11/2025

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiig.

Waxa si naxariis leh loogu baahan yahay 3 dhiig bixiye oo dhiig ugu Deeqa bukaan xaalad dhiig yaraan ah u jiifa Hargeisa Group Hospital.

Nooca dhiigu waa: ( AB+)
Kala xidhiidh: 0634866040 ama 0633682206
Magaladda: (Hargeisa ).

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaagaWaxa loo baahan yahay dhiiga noociisu yahay O-. Xaalada bukankuna waa hooyo qaliin...
17/11/2025

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaaga

Waxa loo baahan yahay dhiiga noociisu yahay O-. Xaalada bukankuna waa hooyo qaliin gelaysa, oo ku jirta cusbitaalka Guud ee Burco.

Kala xidhiidh: +252 63 4319880)
Magaladda: ( Burco).

Si degdeg ah loogu ayaa loogu bahan yahay

Xaalad degdeg oo u baahan dhiig.Waxa si degdeg ah loogu baahan yahay dhiiga noociisu yahay:Nooca dhiiga: ( O-)      Xaal...
17/11/2025

Xaalad degdeg oo u baahan dhiig.

Waxa si degdeg ah loogu baahan yahay dhiiga noociisu yahay:

Nooca dhiiga: ( O-)
Xaalada bukaaanka ( Dhiig yaraan/ Anemia )
Cusbitalka:( City Hospital 🏥 Kasoo horjeedka beerta xoriyada )

Kala xidhiidh: 0634751508
Magaladda: ( Hargeisa ).

Si degdeg ah ayaa loogu bahan yahay

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaagaFadlan ugu deeq dhiig bukaankan u jiifa Xaalada dhiig yaraanta ”Anemia” cusbitaalk...
15/11/2025

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaaga

Fadlan ugu deeq dhiig bukaankan u jiifa Xaalada dhiig yaraanta ”Anemia” cusbitaalka Guud ee Berbera.

Bukaanka dhiigiisu waa:

- Nooca dhiiga: ( B+)
- Kala xidhiidh: 0634800965
- Magaladda: ( Berbera ).

Si deg-deg ah ayaa loogu bahan yahay dhiiga.

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaaga:Nooca dhiiga: ( B+)      Xaalada bukanka:( Dhiig yaraan )  Cusbitalka:( Cusbitaal...
13/11/2025

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaaga:

Nooca dhiiga: ( B+)
Xaalada bukanka:( Dhiig yaraan )
Cusbitalka:( Cusbitaalka wayn ee Hargeisa )
Kala xidhiidh: 0634164736

Si degdeg ah ayaa loogu baahan yahay.

Xaalad degdeg ah oo uu baahan dhiiga noociisu yahay O+.Xaalada bukaaanka waa dhiig yaraan.Cusbitalka:( Cusbitaalka weyn ...
12/11/2025

Xaalad degdeg ah oo uu baahan dhiiga noociisu yahay O+.
Xaalada bukaaanka waa dhiig yaraan.
Cusbitalka:( Cusbitaalka weyn ee Hargeisa )
Kala xidhiidh: ( 0634251813 )
Magalada: ( Hargeisa ).

Saddex qof ayaa si degdeg ah loogu baahan yahay.

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiiga noociisu yahay: Nooca dhiiga: ( A- )      Xaalada  bukanka:(Dhiig yaraan)  Cusbitalk...
11/11/2025

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiiga noociisu yahay:

Nooca dhiiga: ( A- )
Xaalada bukanka:(Dhiig yaraan)
Cusbitalka:( cusbitaalka weyn ee Hargeisa 🏥 )
Kala xidhiidh: ( 0634427878 )
Magalada: ( Hargeisa ).

Qof ayaa si degdeg ah loogu baahan yahay waana xaalad emergency ah🚨.

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaaga Waxa si degdeg ah loogu baahan yahay dhiiga noociisu yahay A-. Waxa u baahan buka...
07/11/2025

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaaga

Waxa si degdeg ah loogu baahan yahay dhiiga noociisu yahay A-. Waxa u baahan bukaan ay hayso xaalad dhiig yaraan ah, oo ku sugan Cusbitaalka AL-Rayaan Hospital 🏥 ee magaalada Hargeisa.

Fadlan badbaadinaf oo ku deeq dhiigaaga.

kalaxidhidh: ( 0634143849 ).

Qof ayaa si degdeg ah loogu baahan loo rabaa waana xaalad Emergency 🚨.

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaaga Nooca dhiiga: ( B+)      xalada bukanka:( Dhiig yari )  Cusbitalka:( Daarul-Xanaa...
06/11/2025

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaaga

Nooca dhiiga: ( B+) xalada bukanka:( Dhiig yari )
Cusbitalka:( Daarul-Xanaan Hospital )
kalaxidhidh:( 063 7123547 / 0657426837 ) Magaladda: ( Burco ).

Si deg deg ah loogu bahan yahay.

Halkad joogtana waa laga soo qaadayaa

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiiga noociisu yahay ( A- ), xalada bukanka:(Dhiig yari  )  Cusbitalka uu ku jiro bukaan k...
05/11/2025

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiiga noociisu yahay ( A- ), xalada bukanka:(Dhiig yari )
Cusbitalka uu ku jiro bukaan ku waa Amal Garand Hospital 🏥 .

Kala xidhiidh : ( 0634777117 ) Magalada: ( Hargeisa ).

Waxa si degdeg ah loogu baahan yahay qof dhiiga shuba. 🚨.

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaaga Fadlan ugu deeq bukaanka ay hayso xaalada dhiig yaraanta ah, waa bukaan u baahan ...
28/10/2025

Xaalad degdeg ah oo u baahan dhiigaaga

Fadlan ugu deeq bukaanka ay hayso xaalada dhiig yaraanta ah, waa bukaan u baahan dhiiga noociisu yahay ( AB+). Bukaankuna wuxuu ku sugan yahay ( Cusbitalka weyn ee Hargeisa 🏥)
kalaxidhidh:( 0634395161 ).

Adress

Kisa

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Badbaadi Naf postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Praktiken

Skicka ett meddelande till Badbaadi Naf:

Dela

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Badbaadi Naf

Nagu saabsan

"ومن احياها فكأنما الناس جميعا" صدق الله العظيم“

“Ciidii hal naf badbaadisa waxay ka dhigantahay in ay dadkoo dhan badbaadisay amanoolaysay oo u gargaartay.*

Waa maxay sababta aynu dhiiga u bixinaa ?