Dr Yahye Jaran

Dr Yahye Jaran you will find in this page interesting posts

05/09/2024
30/03/2023
تهانينا الحارة للمهندس Daauud Cabdulle Jaran على نيل درجة الماجستيراة في علوم الزراعة من جامعة القاهرة العريقة.....الف م...
08/11/2022

تهانينا الحارة للمهندس Daauud Cabdulle Jaran على نيل درجة الماجستيراة في علوم الزراعة من جامعة القاهرة العريقة.....

الف مليووووون مبرووووك عليك يالمهندس.

29/10/2022

Hooyadiis, Aabbihiis iyo walaalkii keliya ee la dhashay ayaa xabbad lagu dilay, maantana isaga ayaa Qarax ku dhintay.

Alle ha u naxriisto Wariye Maxamed Ciise Koonaa oo maanta ku geeriyooday Qaraxyadii is xigxigay ee lagu weeraray wasaarada Waxbarashada ee XFS.

AUN Maxamed Ciise waxa aan ahayn walaalo iyo saaxiibo shaqo wadaag ah muddo fara badan, waxaana ka wada tirsaneen warbaahinta Goobjoog Media Group.

Kahor Goobjoog iyo kaddiba waxa uu ka shaqeeyay dhowr warbaahin, waxa uuna wax kusoo bartay waddanka Suudaan gaar ahaan culuumta la xariira saxaafadda.

Inta aan ka aqaan Wariye Maxamed Ciise ma ahayn shaqsi jecel tebinta wararka la xariira Qaraxyada, taas baddalkeedana waxa uu ahaa wariye jecel soo tebinta wararka la xariira arrimaha bulshada, bilicda magaalada Muqdisho, garab istaagga xaaladda dadka danyarta ah iyo in farriintooda la gaarsiiyo bulshada inteeda kale ee aan ka warqabin.

Qoys ahaan Koonaa keligiis ayaa ka noolaa, sida uu qoraal uu horay u qoray uu ku sheegayna waxaa xabbad lagu dilay Hooyadiis, Aabbihiis iyo walaalkiis oo South Afrika lagu dilay, maantana isaga ayaa ku dhintay Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho.

Ugu dambayn, waxaan ugu tacsiyeynayaa ehelka iyo bahda saxaafadda ee uu Maxamed ka baxay, si gaar ah Marwadiisa oo aan leeyahay Allaah SWT dhammaanteen samir iyo iimaan hanaga wada siiyo.

Cali Aadan Muumin.

09/10/2022
29/09/2022

Address

Sanaa

Telephone

+967775858494

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Yahye Jaran posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Yahye Jaran:

Share